USA-SARKAAL HORE OO IS CASILAY.

GEN.ALLEN.

(USA)-Waxaa maanta oo Axad ah shaqadiisa iska casilay madaxii hayadda dalaaliinta dalka Maraykanka ka dib markii todobaadyo ka hor eey hayadda FBI-da ku bilawday baaritaan la xiriiro qalqaalintii uu u sameeyey dalka Qadar taaso xadgudub ku ah qanuunka dalkaasi Maraykanka.Gen Allen oo ah sarkaal hawlgaba ayaa waxa uu qoray warqad uu kaga fikiraayo inuu si rasmi ah isaga tago shaqadaan culus laakinse Gen.Allen ayaan bixin sharaxaad toos ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

YAA DILAY SHIREEN ABU AKLEH?

Next
Next

ISU SOO BAX KA DHACAY INGIRIISKA.