ISU SOO BAX KA DHACAY INGIRIISKA.

BANAANBAXAYAAL INGIRIIS AH.

(LONDON)-Dad banaanbaxayey kuna qeylinaayey”Maya Rwanda”ayaa cambaareyey qorshaha dawladda Ingiriiska ee dadka megengalyo doonka ah ugu qaadeyso dalka Rwanda.Dadka isugu soo baxay irida hore ee waaxda socdaalka dalka Ingiriiska maanta oo Axad ah ayaa waxa eey ku celceliyeen “MAYA RWANDA…MAYA RWANDA”,banaanbaxa dhacay maanta ayaa yimid ka dib markii eey xukuumadda Ingiriiska sheegtay ineey dad muhaajiriin ah u qaadi doonto dal ku yaalo Qaaradda Afrika todobaadka soo socdo,waxaane arrintaan in xukuumada Ingiriiska sameeyso u ogolaaatay maxakamadda sare ee dalkaas Ingiriiska.

ISHA WARKA DAILY SABAH

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

USA-SARKAAL HORE OO IS CASILAY.

Next
Next

AMIIR CHARLES OO DHALIILAY…