YAA DILAY SHIREEN ABU AKLEH?

SHIREEN ABU AKLEH.

(FALASTIIN)-Baaris cusub oo la sameeyey ayaa lagu ogaaday in askeri reer Israa’iil ah uu toogtay saxafiyadii caanka ahayd ee Shireen Abu Akleh,Video eey duubtay kaamerada qarsoon,waraysiyo lala yeeshay dad goobjoogayaal ah,baaris lagu sameeyey maqalka shabqarta toogashada uu sameyey wargayska Washington Post ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu ogaaday in askeri Israa’iil ah uu geystay dilka Shireen Abu Akleh. Baaritankaan qotada dheer eey sameysay Wshington Post lana soo saaray shalay oo Axad ahayd(12/6/22)-ka ayaa soo maray imtixaan kana badan lixdan Video,qoraalo iyo sawiro la soo dhigay baraha bulshada iyo sawiro muujinaayo sida wax u dheceen.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

SHURUUC CUSUB OO KU SOO KORDHAY K/CAGTA.

Next
Next

USA-SARKAAL HORE OO IS CASILAY.