UK OO SOOMALIYA UGU DEEQDAY DHAQAALE DHAN…

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH IYO RW-SUNAK.

(MUQDISHO)-Wararka ka imnaayo caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in maant oo Arbaca ah in Safaaradda Boqortooyadda Ingiriiska ee magaaladda Muqdisho ey ku dhawaaqday iney ku dhawaad $7-Milyan oo doolaarka Maraykanka ah una dhiganta 5.5-milyan oo giniga Ingiriiska ah lagu taageri doono dalka Soomaaliya si wax looga qabto xaaladaha Bani’adenimo ee ka jirta dalka Soomaaliya. Roobabka ka da’ay qeybo kala gedisan ee dhulka Soomaaliyeed ayaa waxa ey sababeen dhibaatooyin baaxad eyna ka mid yihiin Fatahaad,Barakac iyo baab’a hanti ma guurta ah ey iska lahayeen dad masaakiin ah kuna noolaay agagaarka Wabiyadda Jubba iyo Shebeele,tirada guud ee dadka ka barakacay degaanadooda ayaa lagu qiyaasay iney gaarayaan ilaa 700-kun qofood una badan dad beera qotoda ahaay.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-DENI MUXUU KU BEDESHAY DOORASHADII QOF IYO COD?

Next
Next

DUQEYN KA DHACDAY SAAKAW IYO BU’AALE OO…