UK OO BAARITAAN KU WADO WARAAQADO..
(UK):Booliska dalka Ingiriiska ayaa waxa uu baaritaan ku wadaa warqado la sheegay ineey soo qoreen koox cunsuriyiin ah si aad ahne u neceb dadka Muslimiinta ah,waraaqahaas ayaa waxaa loo diray golaha magaaladda West Yorkshire.Afar xubnood oo ka mida kooxda shaqaalaha ee Wakefield ayaa helay waraaqado aan lahayn magacyada dadkii soo diray waxaane looga digayey ineysan Muslimiintu la wareegin maamulka,qoraalkaas ayaa Musliniinta ku sifeeyey ineey yihiin “KHATAR”.XIGASHO INDEPENDENT.