UK: CUNAQABATEYN LA SARAY LIX SHIRKADOOD.
(SAWIRKA)-BURBURKA SOO GAARAY MAGAALADDA UMDURMAAN.
(UK)-Dalka Boqortooyada Ingiriiska(UK) ayaa cunaqabateyn saaray lix shirkadood oo ka wada hawgala gudaha dalka Sudan,shirkadahaan ayaa gacan saar la kala leh Gereraalada ku dagaalamayo hogaanka talada dalka Sudan,waxaane loo malaynayaa inuu jiro tuhun ah in dawlado ka tirsan gacanka Khaliijka oo dan dhaqaale ka leh dalka Sudan iney ku xiran yihiin Boqortooyada Ingiriiska(UK) soona sheegeen shirkadahaan. Shirkadaha lixd ah ayaa kala ah seddex la shaqeysato Gen.Burhan iyo seddex la shaqeysata Gen.Xumaydeyti waxa eyna kala yihiin: (1)-Al-Junayd. (2)-GSK Advance Comapany Ltd. (3)-Tradiva General Trading Co. Seddexdaan shirkadood ayaa la safan Xumaydeyti ahne hogaamiyaha Xoogaga Gargaarka deg dega ah. (1)-Defense Industries Systems. (2)-Sudan Master Technology. (3)-Zadna International Company for Investment Ltd. Seddexdaan shirkadood ayaa la safan Gen.Burhan oo hogaamiyo ciidamada dawladda Sudan.
ISHA/GUARDIAN.