XUKUMADA SUDAN OO KA HORTIMID QORSHIHII…
(SAWIRKA)-DAGAALKA SUDAN OO SII XUMAADAY.
(KHARTUM)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Sudan Cali Al-Sadiq Cali ayaa ka horyimid gorgortan ey wadeen hogaamiyeyaasha gobolka kaaso ah in dalka Sudan loo diro ciidamo nabada ilaaliya kana socdo wadamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD,ujeedka laga leeyahay ciidamadaan ayaa ah iney sugaan amniga dadka shacabka ah ee ku barakacay dagaalka socdo mudada dhan seddexda bilood. Wasiir Cali ayaa waxa uu ka tirsan yahay xukuumadda uu hogaamiyo Gen.Burhan ey ciidamadiisu dagaal adag kula jiraan kuwa uu hogaaminayo Xumaydeyti.
ISHA/MEE.