TUUG SI YAAB LEH WAX UGA DHACDAY TURKIGA.
(TURKEY): Maanta oo Axad ah(26/9/2021)-ka ayaa waxaa dalka Turkiga gaar ahaan magaaladda weyn ee Istambuul lagu qabtay tuug dhac ka gaysatay goobo ganacsi oo ku yaalo magaaladda Istambuul,dhaca eey sameeyeen ragaan ayey hayadaha amniga ku sheegeen ineey dhan tahay sodon balse lama sheegin wax dil ah oo eey geysteen inteey guda jireen dhaca,tirada raga sameeyey dhaca ayaa lagu sheegay ineey dhan yihiin sedex qofood,laakinse arrinta la yaabka leh ayaa ah qaabka eey u sameyeen dhaca ugu dambayey oo lagu sheegay inuu ahaay mid u eg filim. XIGASHO MEMO.