15-DAGAALYAHAN OO ALSHABAAB AH OO KU DHINTAY LAMU.

patrol-lamu.jpeg

(KENYA-LAMU):Wararka ka imaanaayo dalka Kenya ayaa sheegaayo in ugu yaraan shan iyo toban dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Alshabaab eey maalintii shalay oo ahayd Axad(26/9/2021)-ka ku dhinteen meel u dhaw xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ka dib markii eey ku qaraxday miino eey dhulka ku aaseen isla kooxda Alshabaab uguna talagaleen ineey ku qarxiyaan ciidamadda dalka Kenya.

Afahyeenka ciidamadda difaaca dalka Kenya Wanjiku ayaa sheegay in qaraxa dhacay sagaalka iyo bar subaxnimo(9:30-AM) kana dhacay inta u dhexeeyso Srira iyo Raskambooni una dhaw Ishkani ee degmada Lamu.XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

ITOOBIYA OO XIREEYSO SAFAARADAHEEDA MASAR IYO IRELAND.

Next
Next

TUUG SI YAAB LEH WAX UGA DHACDAY TURKIGA.