TUUG DHAC GAYSATAY OO LAGU QABTAY…
(SAWIRKA)-BOOLISKA CAALAMIGA AH.
(KIGALI)-Booliska caalamiga ah (INTERPOL)ayaa sheegay inuu gacanta ku soo dhigay tuugo wax ku xaddo khadka Internet-ka kuna sugan Galbeedka Qaaradda Afrika,tuugadaan sida farsameysan ugu qaraabanaysay Internet-ka ee la soo qabtay ayaa sii sheegay asaxaabtooda kale ee iyagana qeybta ka ah dhaca Online-ka ah. Arrimahaan ayaa inta badan waxa ey ka dhacaan wadamadda horumaray sida Maraykanka iyo Yurub waxaane dhac nidaamsan loogu gaystaa dadka da’ada ah ee noqday hawgabka.
ISHA/AA.