QAXOOTI DHAN 950-KUN AFGANISTAN AH OO DIB…

(SAWIRKA)-CAASIMADDA AFGAANISTAAN KABUL.

(ISTANBUL)-In ka badan 950-kun qofood oo Qaxooti reer Afgaanistaan ah ayaa dib ugu soo laabtay dalkooda Qaxootigaan ayaa ku kala sugnaay wadamadda deriska ah dalka Afgaanistaan,sidaas waxaa sheegay wasiirka Arrimaha gudaha dalka Afgaanisaan maanta oo Arbaca ah. Sida laga soo xigtay Wasiirka Arrimaha gudaha dalka Afgaanistaan tiradooda ayaa lagu sheegy iney gaarayaan 952,598-qofood oo qaxooti reer Afgaanistaan ah,Qaxootigaan ayaa ka kala imaanayo dalalka Iraan iyo Pakistan.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

TUUG DHAC GAYSATAY OO LAGU QABTAY…

Next
Next

DAGAALKA ITOOBIYA OO SII XUMAADAY.