DAGAALKA ITOOBIYA OO SII XUMAADAY.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA FANO EE AMXAARADDA.

(NAIROBI)-Shirkada diyaaradaha ee dalka Itoobiya(Ethiopian Airlines) ayaa maanta oo Talaada ah joojisay duulimaadyadii ey ku tegeysay Bahir Dar ee ah caasimadda Gobolka Amxaaradda,shirkada ayaa ku dhawaaqday inuusan jiri doonin wax duulimaad ah oo tegaayo garoomada diyaaradaha ee Goboolka Amxaaradda waayo halkaas ayaa waxaa ka socdo dagaal u dhexeeyo ciidamadda Dawladda Federaalka Itoobiya iyo kuwa maamulka Gobolka Amxaaradda. Todobaadkii tegay waxaa duulimaadyadii Gobolka Amxaaradda joojiyey diyaaradaha qaado xamuulka ee tago seddex garoon ee ku yaalo Gobolka Waqooyi ee Amxaaradda.

ISHA/ARAB NEWS.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

QAXOOTI DHAN 950-KUN AFGANISTAN AH OO DIB…

Next
Next

YAA KU LUG LEH AFGEMBIGA NIGER?