TURKIGA OO QABTAY SARLAAK DAACISH AH.
ABU ZEID.
(ISTAMBUL)-Dalka Turkiga waxa uu ka mid yahay wadamadda xuduudka la leh dalalka Suuriya iyo Ciraaq waxane jiro in kooxo badan kana kala tirsan Al-Qaacida iyo Daacish isku dayaan ineey ka soo gudbaan xuduudaha ayagoo baxsad ka ah weerarda kaga imaanayo xulufada uu hogaamiyo Maraykanka kana hawlgala dhulka Shaam,hadaba dalka Turkiga ayaa sheegay inuu gacanta ku dhigay hogaamiye sare kana tirsan golaha fulinta ee kooxda Daacish lana yiraahdo Bashaar Khadhaab magaciisa afgaradkana uu yahay Abu Zeid,ninkaan ayey soo qabteen ciidamadda sirdoonka Turkiga isagoo ku dhuumalaysanaayo gudaha magaaladda Istambuul.
ISAH WARKA AA.