TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

MEMPHIS.

(MEMPHIS)-Nin hubaysan kuna jiray si toos ah khadka dad badane ey dawanayeen isagoo wado gaari magaalda Memphis ee G/Tennesses ee dalka Maraykanka ayaa toogtay dad aan waxba galabsan waxa uuna dilay afar ruux waxa uuna dhaawacay seddex kale,toogashada ayaa ahayd midaan kala sooc lahayn laakinse ugu dambayntii ninkii hubaysnaay waa la qabtay ka dib markii uu shil ku galay gaari uu soo xaday,sidaas waxaa sheegay booliska waqti hore oo maanta oo khamiis ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TURKIGA OO QABTAY SARLAAK DAACISH AH.

Next
Next

DAD KU DHINTAY QARAX KA DHACAY DALKA….