PARIS: ASKERI LA DHIGAY XABSIGA.

NICE.

(PARIS)-Askeri ka tirsan ciidamadda booliska dalka Faransiiska ayaa xabsiga la dhigay maanta oo khamiis ah ka dib markii toogasho halis ah uu ku dilay darawal diiday amarkiisa oo ah inuu joojiyo baabuurka,arrintaan ayaa dhalisay ineey kor u kacdo hadal haynta ah xooga saa’idka ah eey isticmaalaan booliska Faransiiska. Booliska ayaa horay looga digay ineeysan hub u isticmaalin baabuurta samaysa amar diidada,shilkaan ayaa ka dhacay koonfurta magaaladda NICE halkaaso eey ka jirtay xaflad loogu baroor diiqaayo weerarkii loo adeegsaday baabuurka kana dhacay NICE sannadkii 2016-kii,weerarkaas ayaa waxaa ku naf waayey 86-ruux gudaha magaaladda NICE caasimadda Paris ee dalkaasi Faransiiska.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DOORASHADDA SWEDEN…

Next
Next

TURKIGA OO QABTAY SARLAAK DAACISH AH.