DOORASHADDA SWEDEN…
DOORASHADA SWEDEN.
(SWEDEN)-Xisbiga ku caanbaxay nacaybka dadka soo gelootiga ah ayaa ku dhaw inuu noqdo xisbiga labaad ee ugu weyn dhinaca siyaasadda doorashada guud ee hadda ka socoto dalka Sweden. Xisbiga neceb dadka soo gelootiga ah ayaa lagu sheegay inuu yahay mid nabad ku soo celin kara dalka Sweden oo daalaa dhacaayo rabshado eey sameynayaan dad hubaysan,Sweden ayaa ah dalka ka tirsan Scandinevian eey aad u liidato xaaladiisa amni.
ISHA WARKA AP.