NIN DENMARK AH OO LAGU XUKUMAY…

NINKI LA TUHMAAYEY.

(UAE)-Maxkamad ku taalo dalka Imaaraatka carabta ayaa maanta oo Isniin ah xukuntay in nin haysta dhalshada dalka Denmark laguna tuhmaayey inuu yahay caqligii ka dambeeyey in lala baxsado canshuur dhan $1.7-bilyan,waxaane maxakamada la sheegay ineey iska diiday in ninkaan loo gacangeliyo dalka Denmark.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DACWAD KA BILAABATAY BELJAM….

Next
Next

DOORASHADDA SWEDEN…