DACWAD KA BILAABATAY BELJAM….

MAXKAMAD BILJAM.

(BRUSSELS)-Caasimadda dalka Beljam waxaa maanta oo Isniin ah ka bilaabatay dacwad loo haysto rag ka tirsan kooxda Daacish oo weerar ka gaystay Paris iyo Brussels,weeradaas ayaa waxaa ku geeriyooday dad fara badan kuna kala nool dalalka Faransiiska iyo Beljamka. Mid ka mida raga loo haysto ineey ka dambeeyeen weeraradaas ayaa maxakamad uga kala socotaa caasimadaha Paris iyo Brussels.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WILLIAM RUTO OO LOO DHAARIYEY.

Next
Next

NIN DENMARK AH OO LAGU XUKUMAY…