TURKIGA OO LAGU XIRAY RAG KA TIRSAN DAACISH.

20211009-Turkey-jails-3-for-links-to-Daesh.jpeg

Maxkamad ku taalo dalka turkiga ayaa amartay in la soo xiro seddex qofood oo ku xiran kooxda Daacish,ragaan la amray in la soo xiro ayaa mida koox loo yaqaano’SARAAKIISH AMNIGA SUURIYA’,maxkamadda ciqaabta ee Sakarya ee bartamaha Turkiga ayaa soo saartay in xabsiga la dhigo seddexda qofood ee la tuhmaayo ineey ku xiran yihiin kooxda Daacish ragaan ayaa waxaa ka mida nin Ciraaqi ah waxaane lagu ciqaabo doonaa ineey ku hawlanaayeen dhaqdhaqaaq urur argagixiso,kuwa kalane waxaa lagu sii daayey shuruud.XIGASH MEMO.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

MA GEFE OO LA QABTAY IYO WAXYAABO CUSUB OO YAAB LEH.

Next
Next

ITOOBBIYA OO MAR KALE CODSI U DIRTAY SUDAAN.