ITOOBBIYA OO MAR KALE CODSI U DIRTAY SUDAAN.
Xiriirka u dhxeeyo labad dal ee deriska ah ee Sudaan iyo Itoobiya ayaa si aad ah u sii xumaaday ka dib markii dawladda Itoobiya eey mar kale ka codsatay dalka Sudaan ineey ciidamadeeda kala baxdo si dhaqsi ah dhulka uu muranku ka taagan yahay ee ku yaalo xuduudka labada dal ee loo yaqaano Al-Fashaga.”Ugu dambayntii waxaan si tixgelin leh gacanta uga saarnay khilaafka xuduuda si eey ku jirto sabar iyo xadaarad”sidaas waxaa tiri Dina Mufti oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalka Itoobiya mar eey addis Ababa kula hadlaysay warbaahinta”XIGASHO DAILAY NATION.