TOOGASHO KA DHACDAY HOUSTON-TEXAS.

BOOLISKA OO KA HADLAY DHACDADII HOUSTON.

(HOUSTON)-Nin guri si sharci ah looga saaray magaaladda Houston ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka ayaa toogtay shan qofood oo deganeed dhismaha isaga laga saaray waxaane dhimatay seddex ka mida dadkaan ayaa la toogtay subaxnimadii maanta oo Axad ah,ninkaan ayaa waxa uu dab qabadsiiyey isla dhismihii isaga laga soo saaray,booliska Houston ayaa toogtay ninkii hubaysnaay,dhibanayaasha dhacdadaan ayaa dhammaantood ah Rag ah eeyna da’adoodu u dhexeeyso 40-jir ilaa 60-jir.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TURKIGA OO DALKIISA KA TARXIILAY….

Next
Next

1000-RUUX EEY DAADAD KU DILEEN DALKA….