1000-RUUX EEY DAADAD KU DILEEN DALKA….

DAADADKA DALKA PAKISTAN.

(PAKISTAN)-Dhimashada ka dhalatay daadad ku soo rogmaday dalka Pakistan ayey ku dhinteen dad gaaraayo 1000-ruux marka laga soo bilaabo bartamaha bishii Juun ee sannadkan 2022-ka sidaas waxaa maanta oo Aaxad ah sheegay saraakiisha dawladda Pakistan. Daadadkaan ku soo rognaday dalka Pakistan ayaa ka dhashay roobab xoogan oo ka da’ay dalkaasi pakistaan kuwaaso soo xaaqay tuulooyin iyo dhul beereed aad fara badan,hayadaha sanafalka iyo ciidamadda dalka Pakistan oo iskaashanayo ayaa soo samata bixiyey dadka eey ku habsatay muusiibadda waxa eeyna isugu keenen goobo nabad ah halkaaso eey ku siiyeen cunto iyo hooy ku meel gaar ah.

ISHA WARAKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY HOUSTON-TEXAS.

Next
Next

SHIL BAABUUR OO KA DHACAY DALKA HOLLAND.