TURKIGA OO DALKIISA KA TARXIILAY….
BOOLISK TURKIGA OO WADA TARXIIL.
(TURKEY)-Sida eey sheegtay hayadda socdaalka dalka Turkiga dalka Turkiga waxaa laga tarxiilay todobaadkan kaliyah muhaajiriin sharci darro ku joogay dalka Turkiga kuwaaso gaaraayey 2383-qofood,waxaane kor u kacday tirada guud ee dadka laga tarxiilay dalka Turkiga waxa ayna gaartay 73,836-qofoof sannadkaan-2022-ka. Inta u dhexeeysay 19—25-bishaan Agoosto-2022-ka waxa uu dalka Turkiga fashiliyey ineey si sharci darra ah ku soo galaan dalkiisa dad dhan 4027-qofood,tirada guud ee la fahiliyey ineey si sharco darro ku soo galaan dalka Turkiga tan iyo bilawgii sannadkan 2022-ka waxa eey gaaraysaa 200,897-qofood.
ISHA WARKA ARABICPOST.