TOOGASHO KA DHACDAY GAROONKA DALLAS…
GAROONKA DALLAS.
(DALLAS)-Haweeney 37-jir ah ayaa waxa eey rasaas ku furtay markii eey bilawday ineey aado saqafka kore ee garoonka diyaaradaha ee Dallas ee gobolka Texas dalka Maraykanka,Maalintii shalay oo Isniin ahayd ka hor inta uusan toogan dhawicine haweyney hubaysneed askeri boolis ah sidaas waxaa sheegay maamulka Dallas.Booliska oo ka hadlay haweneydaan gaysatay toogashada ayaa ka sheekeyey in haweneyda gaari ku dejiyey garoonka Dallas saacadu markeey ahayd 11:00-AM subaxnimo waxa eeyna lug ku gashay gudaha garoonka Dallas meel u dhaw halka uu fadhiyo shaqsiga bixiya tikidka goobta la dhigto baabuurta markaas ka dib ayeyna u gudubtay dusha sare ee dhismaha garoonka Dallas sidaas waxaa warbaahinta la wadaagay sarkaaladda ugu sareeyso ciidamadda booliska ee Dallas Eddie Garcia mar eey qabanaysay shir jaraa’id.
ISHA WARKA AP.