RABSHADO DAD KU DHINTAY OO KA..

SAWIRKA BANAANBAXAYAASHA.

(KINSHASHA)-Ugu yaraan waxaa la dilay 5-qofood waxaane la dhaawacay 50-qofood kale maalintii eey labaad banaanbaxyo ka socdaan magaaladda Goma ee ku taalo bariga dalka Koongo,banaanbaxa ayaa looga soo horjeedaa hawlgalka Qaramada Midoobe ee dalkaasi Koongo sida eey sheegeen masuuliyiinta dalka Koongo.Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay dhimashada hal qof oo ka mida ciidamadda nabad ilaalinta iyo laba nin oo ka tirsan booliska caalamiga ah lana shaqeeyo ciidamadda nabad ilaalinta Qaramada Midoobay kuwaso iyagana ku dhintay, waxa uuna dhaawac soo gaaray sarkaal ka tirsanaay Qaramada Middobay oo ku sugnaay saldhiga Butembo ee waqooyiga gobolka Kivu ee dhaca bariga dalka Koongo,bananbaxayaasha oo weerary xerada ayaa waxa eey dheceen hubkii yiilay hubkaaso eey lahaayeen ciidamadda booliska ee dalka Koongo.ku xigenka afhayeenka Qaramada Midoobay Farxaan Xaaq ayaa wariyeyaasha u sheegay in dad shacab ah wax ka soo gaareen isku dhacyadii ka dhacay dalka Koongo lana dilay ciidamadda nabad ilaalinta ee Qaramada midoobay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QAADASHADA ANTIBIOTIC OO LA OGAADAY…

Next
Next

TOOGASHO KA DHACDAY GAROONKA DALLAS…