QAADASHADA ANTIBIOTIC OO LA OGAADAY…

ISFIILITADA.

(CANADA)-Daawada nuuca loo yaqaano Antibiotic qaadashadeeda ka hor waqtiga galmada ayada oo aan la isticmaalin cinjirka(Condom)waxa eey tartiib tartiib ah hoos ugu dhigaysaa heerka sedexda Bacteria STD’s(waa kuwa sababa cudurada Isfiilitada,Jabtada iyo Galmada aan la isticmaalin Condom) taaso ay ku jitraan koox eey aad u sareeyso qatartooda sida lagu ogaaday macluumaad cilmi baariseed eeyna sameeysay xarun caafimaad maanta oo Arbaca ah. Aqoonyahanada sameeyey baaritaanka cilmiyeyesan ayaa natiijada waxa eey u so gudbiyeen ka qeybgalayaasha shirka 24-aad ee caalamiga ah kuna saabsan cudurka AIDS-ka kana dhacay magaaladda Montreal ee dalka Canada.

ISHA WARKA AFP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DHAQALAHA LAGA SAMEEYO HUBKA OO LA…

Next
Next

RABSHADO DAD KU DHINTAY OO KA..