TOOGASHO KA DHACDAY DALKA SWEDEN.

BOOLISKA SWEDEN.

(SWEDEN)-Diiwaangelinta waa mid aad u sareyso oo waxa eey gaartay ilaa 48-qofood ineey toogasho ugu dhinteen gudaha dalka Sweden sannadkaan 2022-ka,sidaas waxaa maanta oo Jimca ah sheegay warbaahinta dalka Sweden. Toogashadii ugu dambaysay ee ka dhacda dalka Sweden ayaa waxa eey dhacday habeenimadii shalay oo Khamiis ahayd waxa eeyna ka dhacday Kristianstad ka dib markii uu geeriyooday nin la toogtay. “Waa nasiib darro,ma dhihi karno wax intaas ka badan inuu ahaay 20-jir qofka la toogtay mana hayno waqtigaan cidi lagu tuhmaayey ineey gaysatay toogashadaan”sidaas waxaa laga xigtay Mikeal Lind oo ahaay sarkaalkii shaqada lahaay waqtiga eey toogashada ka dheceeysay magaaladda Stockhlom ee gobolka koonfureed,warkaan ayaa waxaa qoray wargayska Daily Smalandsposte.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

GUDI KA SOCDO UN-KA OO KA HADLAY….

Next
Next

QARAX KA DHACAY AFGAANISTAAN.