QARAX KA DHACAY AFGAANISTAAN.
KABUL.
(KABUL)-Baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxo ayaa maanta oo Jimca ah waxa uu ku qarxay Masjid lagu dukanaayey salaadii jimcaha gudaha caasimadda Afgaanistaan ee Kabul,qarax ayaa waxaa ku dhintay 7-qofood waxaane ku dhaawacmay 41-qofood oo kale eeyna ku jiraan caruur sidaas waxa sheegay masuuliyiinta Talibaan ah. Weerarkaan loo adeegsaday baabuur qarxa ee ka dhacay caasimadda Kabul ayaaney jir koox sheegatay ilaa hadda ineey ayadu masuul ka tahay.
ISHA WARKA AP.