MADAXWEYNAHA FARANSIISKA OO DHEXDHEXADIYEY..
JDK IYO RWANDA.
(CAMEROON)-Hogaamiyeyaasha dalalka Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga koongo(JDK) iyo Rwanda Paul Kigame ayaa wada gaaray xal dhexdhexaad ah eey hoos ugu dhigayaan xiisadda kacsan ee u dhexeyso labada dal,sidaas waxaa shalay oo Kahmiis ahayd sheegay Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Koongo.Madaxweynaha JDK Felix Tshisekedi iyo dhigiisa Rwanda Kigame ayaa wada kulamy ayagoo uu dhexdhexaadinaayo Madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron ayadoo lagu guda jiro shirkii 77-aad ee golaha qaramada midoobay kana socda magaaladda New York ee dalkaasi Maraykanka waxayna labada Madaxweyne isku raaceen in hoos loo dhigoxaaladda kacsanee ka jirto xuduuda u dhexexeyso labad dal.
ISHA WARKA AA.