GUDI KA SOCDO UN-KA OO KA HADLAY….
QARAMADA MIDOOBAY.
(GENEVA)-Gudi lagu waajib yeelay ineey baaraan in dembiyo dagaal ka dheceen dagaalka Ruushku ku qaaday dalka Yukrayn ayaa maanta oo Jimca ah sheegay ineey heleen cadaymo muujinaayoin la galay dembiyo dagaal. Xadgudubyada ka dhacay dagaalka Ruushku ku qaaday dalka Yukrayn ayaa waxaa ka mid ah in la isticmaalay hub ka samysan waxyaabaha qarxa,in la gaystay weeraro aan kala sooc lahayn,dil toogasha ah,jirdil dad shacab ah,fara xumayn iyo xadgudubyo salka ku haayo jinsiga oo la galay marka laga soo bilaabo bishii Febraayo-2022-ka,sidaas waxaa laga soo xigtay gudi caalami ah oo madax banaan oo baaraayey dagaalk dalka Yukray uu Ruushku ku qaaday.
ISHA WARKA AA.