BANAANBAXYO WELI KA SOCDO IRAAN.

BANAANBAXAYAASHA DALKAASI IRAAN.

(ANKARA)-Tirada dhimashada banaanbaxayaasha ee dalkaasi Iraan ayaa gaartay ilaa 35-qofood,banaanbaxaan ayaa ka dhashay gabar ku dhex dhimatay xabsi eey iska leeyihiin ciidamadda booliska Anshaxa sida eey shegeen warbaahinta dalkaasi Iraan.Warbaahinta eey leedahay dawladda Iraan ayaa shalay oo Jimca ahayd waxa eey qiratay ineey dhinteen dad gaaraayo 35-qofood oo isugu jira banaanbaxayaal iyo ciidamadda booliska tan iyo markii uu bilawday banaanbaxa Sabtidii la soo dhaafay markii la aasaayey Mahsa Amini oo 22-jir ahayd kuna dhex geeriyootay xabsi eey iska leeyihjiin ciidamadda booliska Anshaxa.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

5-DAL OO REER GALBEED AH OO KU BAAQAY IN..

Next
Next

GUDI KA SOCDO UN-KA OO KA HADLAY….