5-DAL OO REER GALBEED AH OO KU BAAQAY IN..
CALANKA DALKA LIIBIYA.
(LIBIYA)-Dalka Maraykanka iyo afar dal oo Yurub ah ayaa ku celceliyey taageerada eey u hayaan in la qabto amaba eey dhacdo doorashada dalkaasi Liibiya eeyna ka mid yihiin doorashada Madaxweyanah iyo tan baarlamaanka waqtiga ugu dhaw ee suuragalka ah. Arrintaan ayaa imaaneyso markii eey soo saareen qoraal wadajir ah eey soo gudbiyeen wakiiladda dalalka UK,FARANSIISKA,TALYAANIGA iyo JARMALKA ee ku sugan dalkaasi Liibiya ka dib markii eey shir albaabada u xiran yihiin ku yeesheen magaaladda New York ee dalkaasi Maraykanka halkaasuu ka saocday shirkii 77-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay.
ISHA WARKA AA.