DALKA KENYA OO SOO BADBAADIYEY DAD GARAAYO..

CIIDAMADDA KENYA OO WEERARAY GURIGA DADKA LAGA DHOOFIYO.

(NAIROBI)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya ayaa maalintii shalay oo Jimca ahayd sheegay in la soo badbaadiyey dad gaaraayo 24-qofood oo Afrikaan ah oo latahriibinaayey kuwaaso u badanaa dad u dhashay dalka Kenya,dadkaan ayaa la soo badbaadiyey ka dib markii uu iskaashi wadajir ah dhexmaray masuuliyiinta Laos iyo hayada Socdaalka Caalamiga ah ee (IOM).Wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay in war sireed la helay uu sheegaayo in dadkaan loo qaadayo dalal ku yaalo Asiya Kenyana looga wedo in halkaasi laga siinaayo shaqo ineey tahay mid beena balse ujeedku yahay in lagala baxo xubno jirkooda ka mida.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAD LAGU MASJID KU YAALO NAYJERIYA.

Next
Next

5-DAL OO REER GALBEED AH OO KU BAAQAY IN..