TOOGASHO KA DHACDAY BUFFALO EEY KU DHINTEEN 10-QOFOOD.
(BUFFALO-NY)-Sida eey sheegeen booliska magaaladda Buffalo ee gobolka New york ee dalkaasi Maraykanka waxaa toogasho lagu dilay 10-qofood oo shacab ah kuna sugnaay goob laga suuqeysto(Supermarket) maanta oo Sabti ah(14/5/22)-ka,ninka geeytay toogashada ayey qabteen booliska waxa uu hadda ku xiran yahay xabsiga Buffalo,ninka geystay toogashada oo Cadiin ah ayaa loo malaynayaa inuu ka mid dadka cunsuriyiinta ah waayo waxa uu cod dheer ku lahaay hadalo eey ka muuqato cunsuriyad.
XIGASHO WAKAALADO.