BAROOR DIIQ LOO SAMAYNAAYO SH.KHALIFA.
(ABU DHABAI)-Ka dib socod dheer oo samafalenimo uu sameeyey Sheekh khalifa ayaa loogu yeeray”HOGAAMIYIHII BANI’ADANIMADA”,Imaaraatka Carabta Midoobay(UAE)ayaa Jimcaha maanta ah sheegtay inuu geeriyooday Madaxweyne Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-nahyan kaasoo da’adiisu ahayd 73-jir. Waqti sii horeeyey maanta oo Jimca ah ayuu wasiirka u qaabilsan Imaaraatka arrimaha madaxweynaha sheegay geeridda Madaxweynaha,wasirka ayaa sidoo lale sheegay in si rasmi ah calanka dalka hoos loo dhigo muddo dhan 40-berri inta lagu guda jiro baroor diiqda.
XIGASHO ANADOLU.