TIRADA SUXUFIYIINTA LAGU DILAY ADDUUNKA.
QAARADAHA ADDUUNKA ITO TIRADA SAXAFIYIINTA LAGU DILAY.
(BRUSSELS)-Dagaalka Ruushka ee Yukrayn,Nidaan daridda ka jirto dalka Hayti iyo kor u kicidda rabshadaha,kooxaha dembiilayasha ee dalka Meeksiko ayaa sabab u ah in la dilo saxafiyiin gudanaayo shaqadooda sannadka-2022-ka sidaas waxaa lagu sheegay warbixin cusub oo la soo saaray maanta oo Jimca ah. Ururka saxafiyiinta caalamka(IFJ) ayaa sheegay in 67-saxafi iyo shaqaale warbaahineed lagu dilay daafaha adduunka sannadkaan,halka sannadkii tegay 2021-kii tirada saxafiyiinta ee adduunka lagu dilay ey ahayd 47-saxafi.
ISHA WARKA AP.