SOOMAALIYA MA AHA OO KALIYAH DAL…

HASSAN SHEIK MOHAMUD.

(MUQDISHO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha dalka Soomaaliya waxa uuna sheegay in dalka Soomaaliya uusan ahayn oo kaliyah dal Fashilmay balse yahay dal ey ka jiraan rabshado kale. Wargayska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa waxa uu wax ka qoray hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Wargayska ayaa soo bandhigay arrimo badan kuna saabsan Soomaaliya.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TIRADA SUXUFIYIINTA LAGU DILAY ADDUUNKA.

Next
Next

HAWLGAL KA DHACAY BRUSSELS.