TALYAANIGA IYO MASAR OO KA WADA HADLAYO..
ANTONIO TAJANI.
(QAHIRA)-Hogaamiyaha siyaasadda dalka Talyaaniga ayaa wada hadalo la leh xukuumada Masar iyo masuliyiin ka tirsan ururka Jaamicadda carabta magaaladda Qaahiro maanta oo Axad ah,wada hadalada labada dal ayaa diiradda lagu saaraa arrimaha amniga iyo colaada ka jirto dalka Masar la deriska ah Libiya waane wada hadalo ey labada dhinac uga wada hadlayaan arrimo xasaasi ah. Wasiirka Arrimha Dibadda dalka Talyaaniga Antonio Tajani ayaa sheegay inuu Madaxweynaha dalka C/fataax Al-sisi kala hadli doono arrinta Giulio Regeni oo ahaay arday ka soo qalinjebiyey dalka Talyaaniga laguna afduubtay dalka Masar lana jirdilay markii dambane la dilay sannadkii 2016-kii iyo arrinta Patrick George Zaki una dhashay dalka Masar ahne nin u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka waxne ku soo bartay dalka Talyaaniga gaar ahaan magaaladda Bologna,ninkaan ayaa u xiran dawladda Masar ku dhawaad muddo dhan laba sano.
ISHA WARKA AP.