KHATAR CAAFIMAAD EY KA DIGTAY WHO.
DUFANKA.
(GENEVA)-Dadka intiisa badan ma dareemaan inuu dhibaato yahay Dufanka nuucu doonaba ha ahadee,Dufanka oo si toos ah amaba si dadban loo cuno waxa uu leeyahay dhibaatadiisa caafimaad gaar ahaan dadka ku nool Qurbaha eysan ka jirin qorax ku filan oo dadka ka gubi karta jirkood Dufanka ku jiro,hadaba shan milyan oo qofood oo ku nool adduunka ayaa ku sugan ka difaacid la’aan “DUFANKA”waxaane sii korhdeyso khatarta cudurada ku dhaca wadanaha iyo u dhimashadooda,sidaas waxaa lagu sheegay warbixin ey maanta oo Isniin ah ey soo saartay Hayadda Caafimaad Adduunka ee WHO.
ISHA WARKA AA.