HOGAAMIYAHA MUCAARADKA KENYA OO…
MR.ODINGA.
(NAIROBI)-Hogaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Mr.Raila Odinga ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegay inuusan aqoonsaneyn Madaxweyne Kenya William Ruto mar uu la hadlaayey kumanaan qof oo taageerayaashiisa ah kuwaaso isugu soo baxay garoonka Kamukunji ee magaaladda Nairobi. Mr.Odinga ayaa taageerayaashiisa u sheegay in doorashadii Madaxweyne ee dhacday Agoosto-2022-ka ahayd mid adag isagana looga horjeeday.
ISHA WARKA AA.