SWEDEN OO DALKEEDA KA CEYRISAY…

WASIIRKA ARRIMAHDIBADDA SWEDEN TOBIAS BILLSTROM.

(STOCHOLM)-Dalka Sweden ayaa dalka Ruushka ku wargeliyey maanta oo Talaada ah(25/4/23)-ka in shan ka mida shaqaalaha safaaradda Ruushka ee ka hawlgala dalka sweden la weydiistay iney dalka isaga baxaan ka dib markii lagu edeeyey iney faraha kula jiraan arrimo basaasnimo. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Sweden Tobias Billstrom ayaa sheegay dhaqdhaqaaqa lagu edeyey shantaan nin iyo aqoonsigooda diblomaasiyadeed aysan isqaadan karin,Billstrom oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay iney ku wargeliyeen ceyrinta shantaan nin Safiirka dalka Ruushka u fadhiyo dalka sweden Viktor Tatarintsev.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAWLADDA ITOBIYA IYO URURKA OROMADA OO…

Next
Next

JARMALKA OO XABSIGA DHIGAY NIN REER…