JARMALKA OO XABSIGA DHIGAY NIN REER…

WADAMADA YURUB.

(BERLIN)-Xukuumadda Jarmalka ayaa xabsiga u taxaabatay nin u dhashay dalka Suriya kaaso lagu tuhmaayo inuu qorsheynaayey inuu qaado weerar loo adeegsanaayo qaraxyo loo sababaynayo kooxda Daacish,sidaas waxaa sheegay saraakiil Jarmal ah maanta oo Talaada ah(25/4/23)-ka gudaha magaaladda Hamburg ee dhacda waqooyiga dalka Jarmalka. Maxkamad ku taalo gobolka Hamburg ayaa amartay in la soo xiro ninkaan reer Suriya ah ee lagu tuhmaayo samaynta qaraxyada iyo dhaqaale u ururinta kooxda Daacish.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SWEDEN OO DALKEEDA KA CEYRISAY…

Next
Next

MASAAJIDO LAGU GUBAY GOBOLKA MINNESOTA EE…