MASAAJIDO LAGU GUBAY GOBOLKA MINNESOTA EE…

MUSQUSHA MASJIDKA LA GUBAY.

(MINNEAPOLIS)-Todobaad ka hor ayey ahayd markii Golaha degaanka Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka ey cod buuxa ku ansixiyeen in Masaajidda Minneapolis looga adimi karo Codbaahiyeyaal uu aad u sareeyo codkooda,Minneapolis ayaa waxa ey noqonaysaa magaaladii ugu horeysay ee weyn kuna taalo dalka Maraykanka oo shanta Salaadood looga Adimaayo Codbaahiye uu codkiisa aad u sareeyo,hadaba maxaa dhacay? Waxaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo ah gobolka ey Soomaalidu u badan yihiin ayaa waxaa soo food saartay cabsi la xiriirto in la bartilmaameedsado mar haddii dab la qabadsiiyey laba Masaajid Cumar Islamic Center kuna yaalo Mall 24 iyo Masaajidka kale Al-Rahma,waxaane hadda socdo baaritaan la xiriiro cidda gaysatay dhibkaan.

ISHA WARKA MPR-NEWS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

JARMALKA OO XABSIGA DHIGAY NIN REER…

Next
Next

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY…