DAWLADDA ITOBIYA IYO URURKA OROMADA OO…

RW-ABIY AXMED.

(NAIROBI)-Xukuumada Federalka Itoobiya iyo kooxda mucaaradka hubaysan ee gobolka Oromada ayaa maanta oo Talaada ah(25/4/23)-ka wada hadal nabadeed waxa uu uga furmay dalka Tanzaniya jasiirad ku taalo oo la yiraahdo Zanzibar sida laga soo xigtay afhayeenka kooxda Oromada. Reysal Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay wada hadalka ka dhexeeyo dawladiisa iyo ururka Xoreynta Oromo(OLF) inuu ku soo hagaagay waqtigii aan heshiiska kala saxiixanay inaga iyo jabhadii TPLF ee gobolka Tigray,laakinse Odaa Tarbii oo ah afhayeenka OLF-ta oo u hadlay Wakaaladda Associated Press(AP) ayaa sheegay in wada hadalka ey la leeyihiin dawaladda Itoobay uu furmay subaxnimadii maanta oo Talaada ah loona malaynaayo inuu soo dhammaado maalinta Khamiista ah(27/4/23)-ka,wada hadaladaan ayaa waxaa gar wadeen ka ah dalalka Kenya iyo Norway.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAXAY QOONSADEEN XILDHIBANADA DANLEYDA AH?

Next
Next

SWEDEN OO DALKEEDA KA CEYRISAY…