SOOMAALIYA OO SHEEGTAY INEY U TARTAMAYSO…

(SAWIRKA)-GOLAHA AMAANKA QARAMADA MIDOOBE.

(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo Muqdisho ayaa sheegaayo in Dawladda Federaalka Soomaaliya ey si rasmi ah u shaacisay iney u tartami doonto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amaanka Qaramada Midoobe,kursiga ey shaacisay iney Dawladda Federaalka Soomaaliya u tartami doonto ayaa waxaa iska leh Qaaradda Afrika gaar ahaan Geeska Afrika wadamada ku yaalo,arrinkaan ayaa lagu faafiyey bayaan kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobe. Sida la sheegay doorashada kursigaan oo qeyb ka ah shan kursi aan joogta ahayn ayaa lagu wadaa in la qabto bartamaha sannadka soo socdo ee 2024-ka.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

HAWLGAL LAGA SAMEEYEY XADKA GOBOLADA GALGADUUD IYO…

Next
Next

HAL DEGMO OO LAGA HELAY 11-QOFOOD OO ALSHABAAB AH.