SOOMAALIYA OO HORUMAR KA SAMEYSAY…
(SAWIRA)-IMF.
(NAIROBI-KENYA)-Soomaaliya waxay sii waday iney horumariso ajandaheeda dib u habaynta,waxqabadka barnaamijkuna wuxuu ahaa mid xoogan.Heshiiska heer shaqaale ah ayaa lagu gaaray dib u eegista koobaad ee habaynta facility EXTENDED CREDIT FACILITY(ECF). Dadaaladaasi dabadeed,dhaqaaluhu wuu sii xoogaysanayaa. Kobaca GDP-ga dhabta ah ayaa la filayaa inuu kordho 3.7% sannadkii 2023-kii oo lagu taageerayo soo kabashada sii socota ee beeraha,xawaaladaha badan iyo maalgashiga sare. Si kastaba ha ahaatee,caqabadaha horyaala ayaa weli ah kuwa muhiim ah iyo taageerada joogtada ah ee saaxibadda caalamiga ah ayaa muhiim u ah taageeridda dadaaladda siyaasadda ee maamulka.
ISHA/IMF.