SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO ISKA KAASHAN DOONO..

(SAWIRKA)-WASIIR C/RISAAQ IYO BAYRAKTAR.

(ANKARA)-Wasiirka Khayraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar iyo C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Bartoolka iyo Macdanta ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka wada hadlay iskaashiga dhanka tamarta ee labada dal. Bayraktar waxa uu Maxamed ku qaabilay Wasaaradda oo ku taalo caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. “Intuu socday kulanka labada Wasiir ayaa la isla soo qaaday talaabooyin lagu lagu horumarin karo iskaashiga laba geesoodka ah ee dhanka tamarta gaar ahaan Hydrocarbon-ka waxaane la sii wadi doonaa dadaalka ku aadan sidii iskaahsiga dhinaca tamarta ah loo gaarsiin lahaay heer u qalma xiriirka dhaw ee daacadda ah ee u dhexeeyo labada dal”ayuu yiri Wasiir Bayraktar.

ISHA/AA.

HALKAN KA AKHRI

Previous
Previous

WASIIRKA GANACSIGA IYO WARSHADAHA OO MUQDISHO KEENAY CALANKA…

Next
Next

KENYA OO LABA DIYARADOOD ISKU DHECEEN.