SHIRKADA SAMAYSA DRONES-KA EE TURKIGA OO…

BAYRAKTAR B2.

(SAMSUN)-Dalal aan la sheegi tiradooda ayuu sheegay dalka Turkiga inuu ka iibiyey diyaaradaha aanu duuliyaha wedin(DRONES) laguna sameeyo dalkaasi Turkiga loona yaqaano BAYRAKTAR B2,waxa uuna dalka Turkiga sheegay in iibsiga Bayraktar B2 uu kor u kacay eeyna iibsadeen sida Turkigu sheegay dalal gaaraayo ilaa 24-dal. Madaxa fulinta shirkada BAYRAKTAR B2 Haluk Bayraktar ayaa wakaaladda awararka Anadolu ee laga leeyahay Turkiga u sheegay inuu kor u kacay dakhliga shirkadu ka heshay Bayraktar B2 gaarayne 98% sannadkaan 2022-ka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MALAYSIYA OO LAGU XUKUMAY XAASKII….

Next
Next

MAXKAMADDA SARE EE KENYA OO U GAR QAADAYSA..