MAXKAMADDA SARE EE KENYA OO U GAR QAADAYSA..
DOORASHADA KENYA.
(NAIROBI)-Dadka reer Kenya ayaa naftooda waxa eey ku xireen Tv-yada dalka Kenya maalintii shalay oo Arbaca ahayd ayagoo ka daawanaayo si toosa habka eey Maxakamadda sare ee dalka Kenya u maareynayso sida uu xaqa ugu leeyahay ninka sheegtay inuu isagu yahay Madaxweynaha la doortay ee dalkaasi Kenya Doorashaddii Madaxweyne ee dalkaasi ka dhacaday 9/8/22-ka,tartanka kursiga Madaxweynaha ayaa waxa uu u dhexeeyey Madaxweyne ku xigaanka Kenya William Ruto iyo hogaamiyaha Mucaaradka Kenya ee 77-jirka ah Raila Odinga.
ISHA WARKA AA.