SHIR DEG DEG AH EY YEESHEEN GOLAHA WASIIRADA DFS.
TALIYEYAASHA CIIDAMADA-MAHAD, XIJAAR IYO ODAWAA.
(MUQDISHO)-Shir deg deg ah oo ey caawa Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiiradda ee Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa waxaa looga hadlay qaraxyadii isku xigay ee shalay ka dhacay magaaladda Muqdisho eyna ku dhinteen dad aad u fara badan oo shacab ahaay,shirka caawa dhacay ayaa waxaa ka qeybgalay taliyeyaasha ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed Odawaa YuusuF Raage,taliyaha Booliska Soomaliyeed Xijaar iyo Agaasimaha Hayadda Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Shirka oo qabsoomay caawa ayaa waxaa kasoo baxay qodobo gaaraayo ilaa sagaal qodob kuwaaso dhamman ku saabsan dhacdadii shalay ka dhacday isgoyska Zoobe,shirka ayaa waxaa shir gudoominaayey Reysal Wasaare Xamsa Cabdi Barre. FADLAN CLICK-GAREEY LINK-GA HOOSE SI AAD U AKHRISID QODOBADA.
ISHA WARBAAHINTA CAASIMADDA.